DAAWO: Magaalada Burco Oo Tageero Loogu Muujiyay Xildhibaan Nac-Nac Ka Tagitaankiisi KULMIYE

(SLT-Burco) Magaalada Burco ayaa siweyn looga soo dhaweeyay Iscasilaadii uu Xildhibaan Axmed Maxamed Diiriye (Nac-nac) oo sidoo kale ku biiray Xisbiga WADDANI. Hoos ka DAAWO.