DAAWO: Madaxweyne Muuse Biixi Oo Aha Mucaaridkii Ugu Horeeyay Ee Xukuumadii Cabdiraxman Tuur Riday Maantana Dhibsanaaya In Lagu Mucaarido.

(SLT-Hargaysa) Muuse Biixi Cabdi oo hadda Ah Madaxweynaha Somaliland ee maanta wuxuu kow ka aha dadkii xididada u siibay ee ay ka talaabsan wayday Xukuumadii Madaxweyne Cabdiraxmaan Axmed Cali (Cabdiraxmaan Tuur) . Maanta oo uu Madaxweyne yahayna wuxuu dhibsanayaa Mucaaridada. Hoos ka DAAWO .