DAAWO: Madaxweyne Siilaanyo Oo Xafiiskiisa Ku Qaabilay Safiirka Cusub Ee Dalka Jarmalka U Fadhiya Kenya.

(SLT-Hargeysa)-Madaxweynaha Somaliland Mud. Axmed Maxamed Maxamuud (Siilaanyo) ayaa xafiiskiisa ku qaabilay wafti ay hoggaaminayso safiirka cusub ee dalka Jarmalka u fadhiya waddanka Kenya

Somalilandtoday/Hargeysa/Office

Contact@somalilandtoday.com