DAAWO: Madaxweynaha Somaliland Oo Ka Hadlay Hadaladii Saladiinta, Wada Shaqaynta Xisbiyada Qaranka Iyo Xaalada Xuduudka Tukaraq.

(SLT-Hargaysa) Madaxweynaha Somaliland Muuse Biixi Cabdi oo markii ugu horraysay saxaafadda la hadlay intii xilka la wareegay ayaa ka hadlay ciidamadda gaadhay degaanka Tukaraq, Saladiinta maalmihii u danbeeyay hadalada is dhaafsanaayay Xisbiyada iyo arrimo kale. Hoos ka DAAWO Shirkii jaraaid ee Madaxweynaha.