DAAWO: Madaxwayne Siilaanyo Oo Ka Hadlay Abaaraha Dalka Ku Habsaday, Dardaaran-na U Jeediyey Bulshada Somaliland

(SLT-Hargeysa)-Madaxwaynaha Somaliland Axmed Maxamed Maxamuud (Siilaanyo) ayaa maanta si qoto dheer uga hadlay abaaraha dalka ka jira, diiwaangalinta codbixiyayaasha iyo doorashooyinka dalka ku soo foolka leh. DAAWO