Daawo: Madaxwayne Ku Xigeenka JSL Oo Kormeeray Wajigii Ugu Danbeeyay Ee Mashaariic Ka Socota Madaarka Hargeysa.

(SLT-Hargeysa)  –   Madaxwayne Ku Xigeenka JSL Mud. C/raxamaan C/laahi Ismaaciil (Sayli) oo ay weheliyaan Masuuliyiin kale waxaa ay hawla shaqo oo isugu jira indha indhayn iyo u kuurgalid ay ku tageeen Madaarka Caalaimiga ah Caasimadda Hargeysa Cigaal International Airport. Ha;lkaas oo ay ka socdaan mashaariic dhanka horumarinta ah.

Muqaalka Madaxwayne Xigeenka iyo Waftigiisa Halkan Hoose Ka Daawo.

Somalilandtoday/Hargeysa/Office

Contact@somalilandtoday.com