DAAWO Muqaal: Madaxwaynaha Somaliland Oo Khudbad Dheer Ka Jeediyay Shirkii Maalgashiga Ee Maanta London Ka Furmay

(SLT-London) – Madaxweynaha Somaliland, Md. Axmed Siilaanyo ayaa khudbad ka jeediyay furitaankii shirka Maalgashiga Somaliland ee London.

Shirka London mMadaxwaynaha ayaa shirkaasi ku soo bandhigay muhiimadda nabadgalyada Somaliland u leedahay adduunka

Somalilandtoday/London/Office.

contact@somalilandtoday.com