DAAWO: Madax Dhaqameedka Somaliland Oo Murashaxa Xisbiga WADDANI Ku Hanbalyeeyay Ballanqaadkii Ciidamadda Qaranka.

(SLT-Hargaysa) Ugaaska Beesha Ayuub ayaa ku bogaadiyay Murashaxa Xisbiga WADDANI Cabdiraxmaan Maxamed Cabdillaahi (Cirro) ballanqaadkii uu u sameeyay Ciidamadda Kala duwan ee Qaranka Jamhuuriyadda Somaliland. Hoos Ka DAAWO