DAAWO: Maayarka Hargeysa, Muxuu Ku Muteystay Shahaado Sharafta La Siiyey ?

(SLT-Hargeysa) – Dadweynaha ku dhaqan Xaafadda Gol-janno ee Magaalada Hargeysa ayaa shahaado sharaf ku maamusay Maayarka Caasimadda Hargeysa, Cabdiraxmaan Soltelko.

Maayarka Hargeysa

Dadweynaha ayaa Maayarka ku ammaanay jid laamay ah oo dawladda hoose ka hirgelisay xaafaddaasi.

Somalilandtoday.com/Hargeysa Office

Contact@Somalilandtoday.com