DAAWO: Maayarka Degmada Burco Oo Ka Hadlay Xaaladda Gobolka Togdheer Isaga Oo Ku Dhawaaqay 9 Qodob Oo Lagu Xakamaynayo Xannuunka Shuban-biyoodka.

(SLT-Hargeysa)-Maayarka magaalada Burco Maxamed Yuusuf Cabdiraxmaan Muraad ayaa ka hadlay xaaladda gobolka Togdheer isaga oo ku dhawaaqay 9 qodob oo wax lagaga qabanayo xannuunka shuban-biyoodka, Hoos ka DAAWO muuqaalka maayarka oo arrimaha ka hadlaya

Somalilandtoday/Hargeysa/Office