DAAWO: Maayarka Degmada Berbera Oo Ka Hadlay Khilaafka U Dhexeeya Isaga Iyo Warbaahinta Gobolka Saaxil.

(SLT-Hargeysa)-Maayarka degmada berbera Cabdishakuur Maxmuud Cidin ayaa ka hadlay khilaaf soo kala dhex galay isaga warbaahinta madax banaan ee ka hawl gasha gobolka Saaxil, Hoos ka DAAWO Maayarka oo arrimaha ka hadlaya

Somalilandtoday/Hargeysa/Office