Maareeye Ku-xigeenka Dekeda Berbera Oo Beeniyay Wararkii Sheegaayay Inay Dalka Soo Gaadheen Hormadii U Horeysay Ee Qaxoontiga Yemen.

(SLT-Berbera) – Maareye ku xigeenka Dekadda Magaaladda Barbara oo warabaahinta la hadlaayay ayaa xaqiijiyay in maalintii shalay ay dekedda ku soo xidheen qaxoonti ka soo cararay dagaaladda ka soconaaya wadanka aynu dhinaca badda jaarka ka nahaya ee Yemen.

 

Somalilandtoday/Hargeysa/Office

Contact@somalilandtoday.com