DAAWO: “Maanta Qof Damiir Leh Oo Berbera Arkay Sidda Ay Noqotay KULMIYE Kuma Hadhayo…..” Marwo Faaduma Siciid Oo Khudbad Qiiro Leh U Jeedisay Taageerayaal Tiro Badan Oo Ku Biiray Xisbiga WADDANI

(SLT-Hargeysa)-Marwo Faadumo Siciid ayaa khudbad qiiro leh ku soo dhawaysay taageerayaal ka soo gobolka Saaxil oo cududooda ku biiray xisbiga mucaaridka ah ee WADDANI, Halkan hoose ka DAAWO muuqaalka khudbadaasi

Somalilandtoday/Hargeysa/Office