DAAWO: Maamulka Gobolka Togdheer Oo Go’aamo Adag Kasoo Saaray Shaqaaqo Khasaare Sababtay Oo Ka Dhacday Deegaanka Gumbur Libaax

(SLT-Hargeysa)-Maamulka gobolka Togdheer ayaa maanta go’aamo kasoo saaray shaqaaqo dhawaan ka dhacday deegaanka Gumbur Libaax oo sababtay khasaare dhimasho iyo dhaawacba leh, Halkan hoose ka DAAWO muuqaalka warkaa

Somalilandtoday/Hargeysa/Office