DAAWO: Laba Nin Oo Oromo Ah Oo Lagu Dilay Deegaano Ka Tirsan Gobolka Gabiley Iyo Xukuumadda Somaliland Oo Ka Hadashay

(SLT-Hargeysa)-Xukuumadda Somaliland ayaa ka hadashay laba nin oo Orromo ah oo lagu dilay Kaantaroolka Caabudla’a ee Galbeedka Somaliland kadib markii nimankaasi isku dayeen inay ka baxsadaan ciidamada Ilaalada Kaantaroolka, Rasaas Ciidanku rideen ayaa labadaasi qof ku dhacday, Halkan hoose ka DAAWO muuqaalka warkaa

Somalilandtoday/Hargeysa/Office