DAAWO: “KULMIYE Ayaa Qabyaalada Iyo Kala Qoqobka Dadka Baray Intii Uu Joogay”Ex Wasiir Ismaciil Yare

(SLT-Caynaba) Wasiirkii Hore ee Arrimaha Gudaha Somaliland Ismaciil Aaadan Cismaan (Ismaciil Yare) ayaa Xisbiga Kulmiye ku eedeeyay inuu shacbiga Somaliland. Ismaciil Yare Oo kamid ah waftiga just hoggaaminaayo Murashaxa Xisbiga Waddani Cabdiraxmaan Cirro. Hoos ka DAAWO hadalkii Ismaciil Yare.