DAAWO: Kooxda Xiddiga Geeska Oo Magaalada Ku Soo Dhaweeyay Fanaanka Axmed Biif.

(SLT-Hargeysa)-Koox faneedka xiddiga geeska ayaa magaalada Hargeysa ee caasimada Somaliland ku soo dhaweeyay fanaanka Axmed Biif

Somalilandtoday/Hargeysa/Office

Contact@somalilandtoday.com