DAAWO: Komishanka Oo Ka Hadlay Halka Ay Marayso Tirinta Codadka iyo Sanaadiiqda.

(SLT-Hargeysa)-Komishanka doorashooyinka ayaa warbaahinta la hadlay waxaanay xaqiijiyeen in sanaadiiqdii codbixintu ay soo gaadhay degmooyinkooddi.