DAAWO: Komishanka Doorashooyinka Oo Ku Dhawaaqay In La Soo Gabagabeeyey Kaadh Qaadashadii Gobolada Togdheer iyo Maroodi-jeex.

(SLT-Hargeysa)-Komishanka Doorashooyinka ayaa ku dhawaaqay inay soo gabagabeeyeen kaadh qaadashadii ka socotay gobolada Togdheer iyo Maroodi-jeex.