DAAWO: “Khilaafka Intii Badnayd Maanta Ayaanu Xalinay Inta Hadhaynaya Toddobaad Gudihii Ayaanu Ku Dhammaynaynaa……” Guddoomiye Ku-xigeenka Gollaha Wakiillada

(SLT-Hargeysa)-Guddoomiye ku-xigeenka labaad ee gollaha wakiillada ayaa Cali Yuusuf Axmed ayaa ka hadlay khilaafka gollahooda iyo wada-hadallado ay ka dhex bilaabeen dhinacyada uu muranku ka dhexeeyay

Somalilandtoday/Hargeysa/Office