DAAWO: Khilaaf Xooggan Oo Ka Dhex Qarxay Wasiirka Iyo Agaasimaha Guud Ee Wasaaradda Dhaqanka Iyo Dalxiiska+Shaqaale Cabasho La Hor Tagay Hay’adda Shaqaalaha Dawladda

(SLT-Hargeysa)-Khilaaf xoogan ayaa ka dhex qarxay wasiirka iyo agaasimaha wasaaradda dhaqanka iyo dalxiiska Somaliland,waxaana khilaafkaasi uu sababay in hakad ku yimaado shaqadii wasaaradda,isla markaana shaqaalaha wasaaraddu ay cabasho la hor tagaan gudoomiyaha hay;addaha shaqaalaha Somaliland.

Somalilandtoday/Hargeysa/Office