DAAWO: Kaftan Xiiso Leh Oo Dhexmaray Muuse Biixi iyo Cabdiqaadir Jirde oo Si Kedis Ah Goob Cobixineed Ugu Kulmay.

(SLT-Hargeysa)-Cabdiqaadir Jirde, guddoomiyaha xisbiga WADDANI iyo Murashaxa xisbiga KULMIYE Muuse Biixi ayaa si kedis ah ugu kulmay goob codbixineed oo Hargeysa ku taalla, waxaanay is waydaarsadeen kaftan xiiso leh.