DAAWO: Kaaliyaha War-baahinta Murashaxa WADDANI Oo Uga Mahadnaqay Shacbiga Togdheer Soo Dhaweyntii Taarikhiga Ahayd.

(SLT-Burco) Kaaliya war-baahinta Murashaxa Xisbiga WADDANI Muniir Axmed Cigaal ayaa shacbiga rer Togdheer uga mahadnaqay soo dhaweyntii tariikhiga ahayd ee ay sida midaysan ugu qaabileen waftiga murashaxa.

Muniir Axmed Cigaal oo saxaafadda kula hadlaayay magaalada Burco soo dhawaynta kadib Hoos ka DAAWO.