DAAWO: Jiif Caaqilka Soo Jireenka Ah Ee Degmada Ceel-Afweyn Oo Loo Doortay Faysal Abokor Xasan Dhunkaal

(SLT-Ceel-afweyn) Jiif Caaqilka soo jireenka ah ee Degmada Ceel-afweyn ayaa loo doortay Jiif Caaqil Faysal Abokor Xasan Dhunkaal oo noqon doona Caaqilka guud ee Beesha Axmed Faarax Biciide.

12803061_431279763730811_9201550578115170557_n 12802700_431279897064131_6809937535465085303_n 12802700_431279897064131_6809937535465085303_n 12814369_431279863730801_8243278973508805063_n

Shaacinta hor-dhaca ah ee Jiif Caaqilkan oo kulmisay Wax garadka Degaankaas Hoos Ka DAAWO.

Somalilandtoday/Ceel-afweyn/Office.