DAAWO: Jawigii Saaka Ee Golaha Wakiilada Iyo Sidii Loo Baajiyey Mooshinkii Lagu Ridayey CIRRO

(SLT-Hargeysa) – Waxaanu halkan idiinku soo gudbinaynaa Muuqaal ka hadlaya buuqii saaka ka dhashay Golaha wakiilada, markii Guddoomiyaha Guurtidu isku dayey inuu baajiyo Mooshinkii lagu ridayey Guddoomiyaha Golahaasi, Cabdiraxmaan Cirro.

Sawir

Buuq badan ayaa dhex Maray Guddoomiyaha Guurtida iyo Mudanayaasha Wakiilada, ka hor intii aanay isku fahmin in la baajiyo Mooshinkaasi, dibna loo dhigo laba maalmood.

Somalilandtoday/Hargaysa/Office.

contact@somalilandtoday.com