DAAWO: “Illahay Waxa Aan Ka Baryayaa Doorashadu Marka Ay Inoo Dhacdo In Dalkeenu Noqdo…” Faysal Cali Waraabe Oo Codkiisa Dhiibtay

(SLT-Hargeysa)-Guddoomiyaha ahna Murrashaxa Madaxweynaha ee xisbiga UCID ayaa ka hadlay dareenkiisa ku aadan doorashada Madaxtooyadda ee dalka ba bilaamatay, Halkan hoose ka DAAWO muuqaalka warkaa

Somalilandtoday/Hargeysa/Office