DAAWO: Hoggaamiyaha Xisbiga WADDANI Oo Rer Alaybaday Uga Mahadnaqay Cududa Tageero Ee Ku Soo Biirtay Iyo Soo Dhawaynta Ay U Mujiyeen.

(SLT-Alaybaday) Hoggaamiyaha Xisbiga Waddani Xirsi Cali Xaji Xasan ayaa uga mahadnaqay shacbiga Rer Alaybaday iyo Tageerayaasha xoogan ee degmadaas kaga soo biiray Xisbiga Waddani. Hoos ka DAAWO.