DAAWO: Hoggaamiyaha Xisbiga WADDANI Oo Ku Baanay Inuu Tageero Mugleh Ka Helidoono Beelaha Biciide, Khudbad Dhinacyo Badan Taabanaysana Ka Jeediyay Xidhitaanka Shirkii Dooxada Dagaar Ka Socday.

(SLT-Ceerigaabo)-Shirkii beesha Biciide uga socday dooxada dagaar ee galbeedka gobolka Sanaag ayaa maanta si rasmi ah loo soo gabogabeeyay, Halkan hoose ka DAAWO qodobada ka soo baxay shirkan iyo weedhihii laga jeediyay madasha. Hoos ka DAAWO .

Somalilandtoday/Hargeysa/Office