DAAWO: Hoggaamiyaha WADDANI Xirsi Oo Sheegay Inuu Maayarka Qoryaale Isagoo Dhaawaca Lugna La Jaray Uu Gacansiiyay, Haddana Uu Dhibaato Ku Hayo Dadka Degaanka

(SLT-Qoryaale) Hoggaamiyaha Xisbiga WADDANI Mud. Xirsi Cali Xaji Xasan ayaa sheegay inuu gacan waxqabasho u fidiyay Maayarka Degmada Qoryaale Bile Muuse Xaaran, wakhtigaas oo lug kamid ah lugihiisa la jaray.

Xirsi Cali Xaji Xasan ayaa sheegay inuu Maayarkaasi tacadi ku hayo dadka degaanka oo aanu xaq u lahayn. Hoos ka DAAWO .