DAAWO:”Aabe Iyo Abti Duurka Ka Soo Baxa Oo Dagaalka Inaga Daaya”. Haweenka Degaanka Dararweyne

(SLT-Ceel-afweyn) Dumarka degaanka beelaha walaalaha ahi ku dagalameen ee Dararweyne ayaa gacmaha is qabsaday oo si qiiro leh baaq ugu daray ragooda. Hoos ka DAAWO.