DAAWO: Hal Qof Oo Ku Dhintay Xannuun Ka Dilaacay Degmada Qorilugud, Maamulka Iyo Bulshada Deegaanka Oo Baaq U Diray Xukuumadda.

(SLT-Qorilugud)-Xanuunka Jadeecada ayaa ka dilaacay deegaanka Qorilugud ee gobolka Buuhoodle oo kamida deegaanada ay abaartu saamaysay,waxaana ilaa hadda u dhintay xanuunkaasi Hal Qof.