DAAWO: “Haddii Xabxab Looga Baahdo Koonfurta Hargeysa, Waxay U Doontaan Daanta Kale” Xaaji Cabdi Waraabe

(SLT-Hargeysa) – Xaaji Cabdi Waraabe ayaa ka hadlay faraqa u dhexeeya daamaha caasimadda Hargeysa ka kooban tahay, waxaanu canaantey dadweynaha ku dhaqan koonfurta Hargeysa.

xaajiga

Xaajiga ayaa sidaa ku sheegay khudbad uu ka jeediyay Caasimadda Hargeysa