DAAWO: “Haddii Qabyaaladi Ina Dhaqayso Ana Muuse Biixi Ayaan La Joogi Laha Xirsi-na Wasiirka Madaxtooyada Ayuu Ahayo Wuu iska Joogi Laha”Ismaciil Yare

(SLT-Sallexlay) Wasiirkii hore ee arrimaha gudaha Somaliland Ismaciil Aadan Cismaan ayaa sheegay in aanay qabyaalad laysku raaca aanay Somaliland dhaqayn.

Isagoo arrintaas ka hadlaaya Hoos ka DAAWO .