DAAWO: “Guushada Waa lala Jira Gees Haka Ahaanin, Burco Way Midawday”. Muniir Axmed Cigaal Oo Khudbad U Jeediyay Kumaan Kun Oo Shacbiga Rer Togdheer Ah

(SLT-Burco) Kaaliyaha Murashaxa Xisbiga WADDANI ee war-baahinta Muniir Axmed Cigaa ayaa khudbad dhinacyo badan taabanaysa u jeediyay Kumanaan kun oo shacbiga rer Togdheer ah oo maanta isugu soo baxay Khayriyada Magaalada Burco . Hoos ka DAAWO.