DAAWO: Guddoomiye Ku-xigeenka Ololaha Xisbiga WADDANI Ee Gobolka Togdheer Oo Canbareeyay Falalka Qabyaladaysan Ee Ay Gobolka Ka Wadaan Maayarka Burco Muraad Iyo Wasiir Cali Mareexan

(SLT-Burco) Guddoomiye ku-xigeenka ololaha ee Xisbiga WADDANI ee Gobolka Togdheer Mukhtaar ayaa canbareeyay falalka qabyaladaysan ee ay Gobolkaas ka wadaan Maayarka Burco Maxamed Muraad iyo Wasiirka Hawlaha Guud Cali Mareexaan. Hoos ka DAAWO .