DAAWO: Gudoomiyaha Gudida Afgarad Ee Beelaha Arab Iyo Xubnihii Guddidaas Oo Miisaan Culus Ku Leh Degaanka Baligubadle Oo WADDANI Ku Biiray

(SLT-Baligubadle) Guddoomiyihii guddida Afgarad ee ay ku midoobeen beelaha Arab iyo xubnihii gudiidaas oo miisaan culus ku leh degaanada Baligubadle iyo Hargaysa ayaa ku biiray Xisbiga Mucaaridka ah ee WADDANI. Hoos ka DAAWO .