Daawo: Guddoomiye Yaasha Sadexda Xisbi Qaran Oo Ka Hadlay Arimaha Dorashooyinka Somaliland.

(SLT-Nairobi) – Guddoomiye yaasha sadexda xisbi qaran ee KULMIYE WADANI iyo UCID oo safar shaqo maalmahan ku jooga wadanka kenya waxa ay ka hadleen arimaha doorashooyinka iyo qadhaan bixiye yaasha Somaliland ka tageera arimaha doorashooyinka, Muqaalka hoos ka daawo:

Somalilandtoday /Nairobi/ Office

Contact@somalilandtoday.com