DAAWO: Guddoomiye Muuse Biixi Oo Khudbad Xamaasad Leh U Jeediyay Ardayda Jaamacada Hargaysa.

(SLT-Hargaysa) Guddoomiyaha Xisbiga KULMIYE Muuse Biixi Cabdi, ayaa arday Jaamacada Hargaysa u jeediyay Khudbad Xamaasadleh, taas oo uu qodob qodob ugu tiriyay arrimaha loo baahanyahay inay kaga duwanadaan arday Jaamacadaha Kale. Isagoo Qodobadaas tirinaaya Hoos Ka DAAWO.

Somalilandtoday/Hargaysa/Office.