Daawo: Guddoomiye Ku-xigeenka Xisbiga KULMIYE Xildhibaan Wabeeyo, Oo Si Wayeelnimo Ah Ula Gar Naqsaday Guddoomiye Cirro.

(SLT-Hargaysa) –  Guddoomiye Ku-xigeenka labaad ee Xisbiga KULMIYE, Xildhibaan Maxamed Xaji Yuusuf Wabeeyo, ayaa si wayeelnimo leh ula gar naqsaday Guddoomiyaha Golaha Wakiilada, oo lagu eedeeyay inuu Foojari gareeyay Xeerkii Xildhibaanada Goluhu ansixiyeen. Xildhibaan Wabeeyo ayaa kow iyo laba u kala qaaday halka sartu ka qudhuntay ee muranka keentay, wuxuuna soo taxay xogaha ku duugaan xeerka uu Guddoomiyaha Golahoodu sida kale u dhigay tariikhda markii kobaad. Hadaladii Xildhibaan Maxamed Xaji Yuusuf Wabeeyo, oo muqaal ah Hoos Ka Daawo.

Halkan Hoose Ka DAAWO Doodda Xildhibaannada Kale

Somalilandtoday/Hargaysa/Office.