DAAWO: Guddoomiye Faysal Cali Waraabe Oo Bogaadiyay Madaxweynaha Dawlad Deegaanka Soomaalida Itoobiya.

(SLT-Hargeysa)-Murrashaxa madaxwayne ee xisbiga UCID Eng Faysal Cali Waraabe ayaa bogaadiyay madaxwaynaha dawlad deegaanka Somalida Itoobiya oo uu sheegay inuu wax ka qabatay arrimo uu dhawaan ka hadlay,waxaana uu sidoo kalena Faysal Waraabe ka jawaabay hadalo kasoo yeedhay wasiirka duulista iyo hawada Somaliya oo khuseeya hawada Somaliland iyo Somaliya ee khilaafku ka taagan yahay.

Somalilandtoday/Hargeysa/Office