DAAWO: Guddoomiye Cirro Oo Khudbad U Jeediyay Kumaan Shacbiga Ceerigaabo Ah Oo Si Caajiiba U Soo Dhaweeyay.

(SLT-Ceerigaabo) Murashaxa Xisbiga WADDANI Cabdiramxaan Maxamed Cabdillaahi (Cirro) ayaa khudbad u Jeediyay kumamaan qof oo si cajiiba ugu soo dhaweeyay magaalada Ceerigaabo. Hoos DAAWO.