DAAWO: Guddoomiye Cirro Baaq Nabadeed U Diray Beelaha Walaala Ah Ee Dirirtu Ku Dhex-marayso Deegaanka Ceel-afweyn.

(SLT-Hargeysa)-Guddoomiyaha gollaha wakiillada ahn guddoomiyaha xisbiga WADDANI Cabdiraxmaan Maxamed Cabdillahi Cirro ayaa baaq nabadeed u diray beelaha walaalaha ah ee dirirtu ku dhex marayso degmada Ceel-afweyn

Somalilandtoday/Hargeysa/Office

Contact@somalilandtoday.com