DAAWO: Guddoomiyayaasha Asxaabta Somaliland, Maxay Kala Kulmeen Safarkoodii Nairobi ?

(SLT-Nairobi) – Saddexda guddoomiye ee xisbiyada WADDANI, UCID iyo KULMIYE oo Magaalada Nairobi kulamo kula leh qaadhaan-bixiyayaasha Somaliland ka taageera doorashooyinka, ayaa aragtiyo kala duwan ka bixiyey suurto-galnimada in doorashada Madaxtooyada qabsoonto badhtamaha sanadka dambe.

Warka Labaad 1

Guddoomiyaha WADDANI, ahna Guddoomiyaha Golaha Wakiilada Somaliland, Md. Cabdiraxmaan Maxamed Cabdillaahi (Cirro), Guddoomiyaha xisbiga KULMIYE, Muuse Biixi Cabdi iyo Guddoomiyaha xisbiga UCID, Eng. Faysal Cali Waraabe ayaa ka hadlay safarkooda Nairobi.