DAAWO: Guddoomiyaha Xisbiga KULMIYE Oo Si Diiran Loogu Soo Dhaweeyay Gobolka Saaxil.

(SLT-Berbera)-Guddoomiyaha xisbiga KULMIYE iyo wafti uu hoggaaminayo ayaa si diiran loogu soo dhaweeyay Magaalada Berbera