Daawo: Guddoomiyaha Xisbiga UCID Oo Sheegay In Diwaangalintii Madanigu Fashilantay.

(SLT-Hargaysa) Guddoomiyaha Xisbiga UCID, Eng: Faysal Cali Waraabe oo maanta Saxaafadda kula hadlay Magaaladda Hargaysa, ayaa sheegay inay fashilantay diwaangalintii Madanigu, geesta kale wuxuu ka hadlay Guddoomiyaha Xisbiga UCID, shir lagu qabanaayo waddanka Denmark, kaas oo qaadhan loogu uruurinaayo ayuu yidhi dalka Soomaaliya. Hadaladii Guddoomiyaha UCID Hoos Ka Daawo.

Somalilandtoday/Hargaysa/Office.