DAAWO: Guddoomiyaha Guurtida Oo Ka Hadlay Caqabadaha Hortaagan Doorashada Wakiilada Iyo Guurtida

(SLT-Hargaysa) Guddoomiyaha Golaha Guurtida Somaliland Saleebaan Maxamuud Aadan ayaa ka hadlay caqabadaha hortaagan Doorashada Guurtida Iyo Wakiilada. Isagoo ka hadlaaya furitaanka kalfadhiga golaha uu hoggaamiyo Hoos ka DAAWO.