DAAWO: Guddoomiyaha Baanka Dhexe Oo Ka Dhawaajiyey Tallaabo Ay Qaadeen Oo Ay Kaga Hortagayaan Qiimo Dhaca Shillinka JSL

(SLT-Hargeysa)-Gudoomiyaha Baanka Dhexe ee Somaliland ayaa ka dhawaajiyey in ay bilaabeen talaabo ay kaga hor tagayaan sicir bararka Ragaadiyey Bulshada ee ka taagan dalka,waxaana uu ka dhawaajiyey in ay suuqyada caasimada Hargeysa ku siidaayeen lacago lagu yaraynayo sicir bararka.

Somalilandtoday/Hargeysa/Office