DAAWO: Guddoomiyaha Ay Doorteen 39-Xildhibaan Cabdiraxmaan Talyanle Oo Markale Saxaafadda La Hadlay. Halkan Kaga Bogo

(SLT-Hargaysa) Guddoomiyaha ay doorteen 39-ka Xildhibaan Cabdiraxmaan Maxamed Maxamuud Talyanle ayaa markale saxaafadda Somaliland la hadlay. Hoos ka DAAWO Hadalkiisi oo dhammaystiran.