DAAWO: Guddiga Doorashooyinka Oo Soo Saarey Farriintii Ugu Dambaysay ee Doorashada.

(SLT-Hargeysa)-Guddoomiyaha guddida doorashooyinka Qaranka Cabdiqaadir Iimaan Warsame ayaa sheegay in guud ahaan Jamhuuriyadda Somaliland ay si nabad ah uga socoto codaynta doorashada. sidoo kale guddoomiyaha gobolka Sanaag Axmed Cabdi Falaay ayaa BBC-da u sheegay in ay si nabad ah doorashadu uga socoto guud ahaan gobolka gaar ahaana degaannada Bariga gobolka.