Daawo: Guddida Dhismaha Wadda Ceerigaabo Oo Deeq Lacageed Ka Guddoomay Jaliyadda Sanaag Ee UK.

(SLT-Ceerigaabo) – Gudida Dhismaha wadadda ceerigaabo waxa ay deeq lacageed ka gudoome jaliyadda gobolka Sanaag ee ku dhaqan wadanka Ingiriiska waxana munaasibadii lacagta lagu gudoomayey ka dhacaday xarunta dhismaha wadda ceerigaabo, muqaalka hoos ka daawo:

Somalilandtoday Hargeysa Office

Contact@somalilandtoday.com